Xajiya
Lyrics
Xafiday dajiyay xaqdhowra
Xasilay asturay i xanaanshay
Xafiday dajiyay xaqdhowra
Xasilay asturay i xanaanshay
I xusa i kabaay
Xala maanka
Xaliyay xil guta i gargaara
Xafiday dajiyay xaqdhowra
Xasilay asturay i xanaanshay
Xafiday dajiyay xaqdhowra
Xasilay asturay i xanaanshay
I xusa i kabaay
Xala maanka
Xaliyay xil guta i gargaara
Xukama i ahabyaay i xurmeya
Xaruntii qalbigay xiiso belay
Xukama i ahabyaay i xurmeya
Xaruntii qalbigay xiiso belay
Xigmadii noloshay xaladeeya
Xarfiyo qabooiya xabadkayga
Xigmadii noloshay xaladeeya
Xarfiyo qabooiya xabadkayga
Xukama i ahabyaay i xurmeya
Xaruntii qalbigay xiiso belay
Xukama i ahabyaay i xurmeya
Xaruntii qalbigay xiiso belay
Xigmadii noloshay xaladeeya
Xarfiyo qabooiya xabadkayga
Xigmadii noloshay xaladeeya
Xarfiyo qabooiya xabadkayga
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xajiyay kasbaday xilahayga
Xariirtii dunidoo ii xalaalay
Xuuralcayn hanatay xiska deeqday
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xajiyay kasbaday xilahayga
Xariirtii dunidoo ii xalaalay
Xuuralcayn hanatay xiska deeqday
Xawayladeyda aduunka xulkooda
Xabada kaligeed xiligeenan
Xawayladeyda aduunka xulkooda
Xabada kaligeed xiligeenan
Qurux aan xad lahay lo xantubshay
Xarageen kaligeed loo xanbaarshay
Xawayladeyda aduunka xulkooda
Xabada kaligeed xiligeenan
Xawayladeyda aduunka xulkooda
Xabada kaligeed xiligeenan
Qurux aan xad lahay lo xantubshay
Xarageen kaligeed loo xanbaarshay
Xidigay sharafey xuma diiday
Xilkase gaariye samo xershay
Xidigay sharafey xuma diiday
Xilkase gaariye samo xershay
Xabxabeey daganey qalbi xaadhan
Xardhanay qalbiye may xayaati
Xabxabeey daganey qalbi xaadhan
Xardhanay qalbiye may xayaati
Xidigay sharafey xuma diiday
Xilkase gaariye samo xershay
Xidigay sharafey xuma diiday
Xilkase gaariye samo xershay
Xabxabeey daganey qalbi xaadhan
Xardhanay qalbiye may xayaati
Xabxabeey daganey qalbi xaadhan
Xardhanay qalbiye may xayaati
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xajiyay kasbaday xilahayga
Xariirtii dunidoo ii xalaalay
Xuuralcayn hanatay xiska deeqday
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xididadiyo wadnihiyo xubnaheyga
Xubigiyo kalgacaylka ku xoogan
Xajiyay kasbaday xilahayga
Xariirtii dunidoo ii xalaalay
Xuuralcayn hanatay xiska deeqday
Writer(s): Cisman Jagna
Copyright(s): Lyrics © O/B/O DistroKid
Lyrics Licensed & Provided by LyricFind
The Meaning of Xajiya
Be the first!
Post your thoughts on the meaning of "Xajiya".